Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Japan iyo Australia oo walaac ka muujiyay dhibaateynta muslimiinta...

Japan iyo Australia oo walaac ka muujiyay dhibaateynta muslimiinta Shiinaha

Dowladaha Japan iyo Australia ayaa maanta oo Arbaco ah walaac ka muujiyay xadgudubyo dowladda Shiinaha lagu eedeyay in ay u gaysanayso bulshada muslimiinta iyo qowmiyadaha laga tirada badan yahay.
Waxay sheegeen in gobolka galbeed ee Xinjiang ay ka socdaan falal ka dhan ah xuquuqul aadanaha.
Hasa ahaate xukuumadda Beijing ayaa eedeymaha iska fogeysay waxayna ku tilmaantay kuwo sumcad dhaawac ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments