Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Wasiirkii hore ee shaqada Soomaaliland oo ka hadlay doorashadii dhacday

DHAGEYSO:Wasiirkii hore ee shaqada Soomaaliland oo ka hadlay doorashadii dhacday

Wasiirkii hore ee shaqada Soomaaliland Maxamed C/laahi Cobsiiye oo Warbaahinta faahfaahin ka Siiyay doorashadii dhawaan ka dhacday Soomaaliland iyo in Meesha laga Saaray Golihii Wakiilada Soomaaliland oo mudo 15 Sano ah Xafiiska fadhiyay.

Dhanka kale Wasiirkii hore ee shaqada Soomaaliland Maxamed C/aahi Cobsiiye wuxuu ka hadlay talaabada ay qaadeen labada Xisbi Mucaarad ee Soomaaliland oo ay ku samaysteen isbahaysi siyaasadeed oo ay ku doonayaan inay Gudoonka Goleyaasha iyo Barasaabyada ay kula wareegaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments