Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Musharaxa maayarka Hargaysa oo beeniyay inuu mudaharaad abaabulayo

DHAGEYSO:Musharaxa maayarka Hargaysa oo beeniyay inuu mudaharaad abaabulayo

Cabdikariim Axmed Mooge oo ka mid ah Xubnaha Golaha deegaanka Degmada Hargaysa ee dhawaan la Doortay sidoo kalena u taagan qabashada Xilka Maayarka Caasimada Soomaaliland ee Hargaysa ayaa wuxuu ka hadlay wararka sheegaya inuu wado abaabul Banaanbax isaga iyo Taageerayaashiisu ay ku qabanayaan Magaalada Hargaysa .
C/kariim Axmed Mooge ayaa Beeniyay inuu Jiro Banaanbax ay u qorsheeyeen inuu Hargayso ka dhaco wuxuuna sheegay inuusan wali ka tanaasulin hankiisii ahaa inuu Hogaamiyo Magaalada Hargaysa ee Caasimada Soomaaliland.

Dhanka kale Cabdikariim Axmed Mooge ayaa Madaxweynaha Soomaaliland wuxuu ugu baaqay inuu qadariyo Doonista Shacabka ku nool Magaalada hargaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments