Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Masuuliyiin ka tirsan dowlada Soomaaliya oo ka qayb galay xuska maalinka badaha

DHAGEYSO:Masuuliyiin ka tirsan dowlada Soomaaliya oo ka qayb galay xuska maalinka badaha

Masuuliyiin ka tirsan dowladda Fedraalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee badaha aduunka oo ka dhacday Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.
Masuuliyiintaan oo ka kala socday hay’ado kala duwan oo ka kala Tirsan dowlada Dhexe iyo Maamul Goboleedyada ayaa waxay dhamaantooda Hoosta ka wada Xariiqeen muhiimada ay baduhu bulshada U leedyihiin iyo sda la doonayo inay dadka Soomaaliyeed uga faa’iidaystaan Xeebaha dhaadheer ee dalkoodu leeyahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments