Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:2,000 oo qof oo lagu xiray Kirinyaga

DHAGEYSO:2,000 oo qof oo lagu xiray Kirinyaga

Ciidamada booliska ee ismaamulka Kirinyaga ee gobolka bartamaha dalka ayaa gacanta ku dhigay 2000 oo qof oo loo haysto in aynan ilaalin amarrada dowladda ee lagu xakameynaya faafidda cudurka COVID19.
In badan oo dadkan ka mid ah ayaa la qabtay iyaga oo ku sugan mid ka mid ah goobaha lagu caweeyo saacadaha bandowga habeenkii.
Sidoo kale eedeysanayaasha qaar ayaa la xiray iyaga oo aan sidan maaskaro .
Laamaha ammaanka ayaa wacad ku maray in ay sii wadayaan howlgallada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments