Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Afti lagu waday in ay ka dhacdo dalka Haiti oo...

Afti lagu waday in ay ka dhacdo dalka Haiti oo dib loo dhigay

Waxaa dib loo dhigay afti dastuuri oo uu qorshuhu ahaa in 27-ka bishan lagu qabto wadanka Haiti.
Tallaabadan ayaa loo aaneeyay jiritaanka cudurka COVID19 oo lagu dadaalayo in faafidiisa la xakameeyo.
Hasa ahaate weli lama shaacin taariikhda rasmiga ee ay aftidu dhici doonto.
Madaxweyne Jovenel Moise ayaa doonayay in dabayaaqada bishan shacabka ay u codeyaan isbeddel lagu sameynaya xeerarka dalkaasi.
Bishii hore ayay ahayd markii uu sheegay in aftida la qabanayo in kastoo uu go’aankaasi kala kulmay dhaleeceeyn caalami ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments