Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Xaalado Caafimaad Daro oo laga soo sheegayo hirshabeelle

DHAGEYSO:Xaalado Caafimaad Daro oo laga soo sheegayo hirshabeelle

Wasaarada Caafimaadka Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle ayaa sheegay inay Xaalado Caafimaad Daro oo aad u daran ay ka jiraan deegaano badan oo hoos yimaada Magaalada Jowhar ee Xarunta gobolka shabeelada dhexe,
Wasiir dowlada Caafimaadka Hirshabeelle ayaa sheegay in kadib fatahaadaha wabigu uu ka sameeyay Gobolka shabeelada dhexe ay dadka qarka u saaran yihiin xaalado Caafimaad Daro.

Dhanka kale gudoomiyaha Gobolka shabeelada Hoose ayaa isan wuxuu qaylo dhaan ka muujiyay jidka u dhexeeya Magaalada Marko iyo deegaanka Ceel-jaalle ee gobolka shabeelada dhexe.
Gudoomiyaha shabeelada Hoose oo warbahainta kula hadlay magaalada Marko ayaa arintaan faahfaahin ka bixiyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments