Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Safiirka Kenya ee Botswana oo ka hadlay dhibaatooyinka ka jiro Garissa

DHAGEYSO:Safiirka Kenya ee Botswana oo ka hadlay dhibaatooyinka ka jiro Garissa

Safiirka dowladda Kenya ku matalo wadanka Botswana horayna u soo noqday xildhibaanka deegaanka Lagdera Maxamad Mukhtaar Shiidiye ayaa sheegay in ay jiraan dhibaatooyin dhanka horumarka oo haysto shacabka ku nool ismaamulka Garissa.
Siyaasigan oo ka mid ah dadka u hanqal taagaya jagada guddoomiyanimo ee Garissa sanadka 2022-ka ayaa xusay in caqabadaha taagan ay sabab u tahay maamul xumo sida uu hadalka u dhigay u baahan in la beddelo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments