Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Madaarista IFO iyo kuwa magaalada Garissa oo iska kaashanaya...

DHAGEYSO:Madaarista IFO iyo kuwa magaalada Garissa oo iska kaashanaya dhanka manhajka

Qaar ka mid ah macaahidda diinta ee xerada IFO ayaa la midoobay madaarista ugu waawayn magaalada Garissa waxayna markii ugu horreysay yeesheen xiriir dhanka manhajka iyo shahaadada ah sida lagu shaaciyay xaflad qalin jabin oo lagu qabtay xerada qaxootiga ee IFO.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan Dadaab ka soo diray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments