Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Natiijada Doorashada Goleyaasha Soomaaliland oo dhawaan lagu dhawaaqayo.

Natiijada Doorashada Goleyaasha Soomaaliland oo dhawaan lagu dhawaaqayo.

Gudoomiyaha gudiga Doorashooyinka Soomaaliland ee Gobolka Togdheer Farxaan Cilmi Cali ayaa faahfaahin ka Bixiyay halka ay marayso tirinta codadka Doorashada ee Degmooyinka Burco,Oodweyne iyo Buuhoodle.
Gudoomiyaha gudiga Doorashooyinka Soomaaliland ayaa sidoo kale Wuxuu sheegay inay hal Maalin kala danbayn doonaan Natiijooyinka Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiiada Gobolka Togdheer ayna soo Horayn Doonto Natiijada Golaha Deegaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments