Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Wasaaradda arrimaha gudaha oo shacabka ugu baaqday midnimo

Wasaaradda arrimaha gudaha oo shacabka ugu baaqday midnimo

Iyada oo maanta loo dabaal degaya sanad guuradii 58-aad ee ka soo wareegatay xilligii ay Kenya qaadatay madax bannaanida ayay wasaaradda arrimaha gudaha dadweynaha ku boorrisay in ay midnimo muujiyaan.
Wasaaradda ayaa barteeda Twitter-ka ku sheegtay in halyeeyadii u soo dagaalamay xornimada ay ka mideysnayeen hiigsigoodii ahaa in wadanka uu qaato madax bannaani.
Waxaa qoraalka ku cad in shakhsiyaadkan aynan halgankoodi ku saleyn qabiil iyo kala duwanaansho dhaqameed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments