Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Gobolka Victoria ee Australia oo ay weli xayiraad saaran tahay

Gobolka Victoria ee Australia oo ay weli xayiraad saaran tahay

Maamullada gobolka Victoria ee dalka Australia ayaa sheegaya in aan la hubin in xayiraadda lagu xakameynaya faafidda cudurka COVID19 la soo afjari doono toddobaadkan gudihiisa.
Waxaa uu qorshuhu ahaa in xayiraadda dhanka isku socodka ee la soo rogay 27-kii bishii hore la qaado habeenka ay Jimcada soo galayso.
Waxaa maanta gobolkaasi oo ah midka labaad ee ay ku nool yihiin shacabka ugu tirada badan laga xaqiijiyay 9 xaaladood oo cusub oo corona ah.
Boqolkiiba 70 xaaladaha cudurka ee ilaa iyo hadda laga diiwaangeliyay Australia waxaa laga helay gobolka Victoria.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments