Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Taliska Ciidanka Dhulka Soomaaliya oo Bogaadiyay Ciidamo Tababar Soo dhamaystay

DHAGEYSO:Taliska Ciidanka Dhulka Soomaaliya oo Bogaadiyay Ciidamo Tababar Soo dhamaystay

Taliyaha Ciidanka dhulka ee xoogga dalka ayaa ku booriyay Ciidamo Cusub oo Kumaandoos ah Kuwaasoo dhawaan tababarka ku soo qaatay dalka Turkiga inay u diyaar garoobaan in Qarankooda ay ugu adeegaan si hufan.
Taliyaha ayaa Hoosta ka Xiriiqay in Ciidamadaan markii la qorayay loo maray sida ugu Haboon dhamaan deegaanada Soomaaliyana laga soo wada Qoray ayna Yihiin kuwo Shacabka Soomaaliyeed ay ku hurdi Karaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments