Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya 203 qof oo markii labaad laga tallaalay COVID19

203 qof oo markii labaad laga tallaalay COVID19

Wasaaradda caafimaadka ee dalka ayaa sheegtay in 203 ruux ay markii labaad qaateen daawooyinka tallaalka ee ka dhanka ah cudurka COVID19.
Wajigii ugu horreeyay ee tallaal bixinta waxaa ka faa’iiday 969,489 qof.
Marka la eego tiradan boqolkiiba 56 waa rag halka haweenka ay yihiin boqolkiiba 44.
29-kii bishii hore ayay ahayd markii Kenya ay Suudaanta Koonfureed kala soo wareegtay 72,000 oo kuuro ama doosees oo ah nooca tallaalka ee AstraZeneca.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments