Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Madaxii bangiga dhexe ee Iiraan oo xilka laga qaaday

Madaxii bangiga dhexe ee Iiraan oo xilka laga qaaday

Madaxweynaha dalka Iiraan Xasan Ruuxaani ayaa shaqo joojin ku sameeyay madaxii bangiga dhexe ee wadankaas Cabdulnaasir Hemmati.
Mas’uulkan ayaa ka mid ah musharaxiinta xilka madaxtinimo.
Waxaa uu qorshuhu yahay in Iiraan ay doorasho guud ka dhacdo 18-ka bisha lixaad ee sanadkan.
Madaxweyne Ruuxaani ayaa warbaahinta u sheegay in Hemmati uu aqbalay tallaabada xilka looga qaaday si uu fursad buuxda ugu helo loolanka siyaasadeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments