Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Dibadbaxayaal Maraykanka ku dhaliilay xayiraadii Tigray

Dibadbaxayaal Maraykanka ku dhaliilay xayiraadii Tigray

Dibadbaxayaal taageersan dowladda dalka Itoobiya ayaa dowladda Maraykanka ku dhaliilay cunaqabateyntii ay dhawaan saartay gobolka waqooyi ee Tigray.
In ka badan 10,000 oo qof ayaa ka qayb galay isku soo baxa maanta dhacay.
Waxay isugu soo baxeen magaalada Addis Ababa iyaga oo sita ereyo ka dhan ah go’aankii xukuumadda Washington.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments