Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Guddoomiyaha baarlamaanka oo sheegay inay heshiiskii shalay dhacay uu qayb ka qaadanayo...

DHAGEYSO:Guddoomiyaha baarlamaanka oo sheegay inay heshiiskii shalay dhacay uu qayb ka qaadanayo amaanka shacabka

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamad Mursal Sh C/raxmaan ayaa sheegay in Heshiiskii Doorashada ee shalay Muqdisho lagu Saxiixay uu qayb ka qaadanayo Amaanka shacabka iyo Xasiloonida.
Guddoomiye Mursal ayaa bogaadiyay dhammaan Madaxdii ka qayb qaatay gaaritaanka Heshiiskaan iyo Xal u helidda Khilaafkii Doorashada.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhankiisa sheegay in khilaafkii siyaasadeed ee dalka ka jiray uu Sababay kala Qaybsanaan hay’adaha dowladda.
Waxaa uu Bogaadiyay dadka ka qayb qaatay in Marxaladaan la isla soo gaaro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments