Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Qaramada midoobay oo ka hadashay duqeymihii Israa'iil ee Qaza

Qaramada midoobay oo ka hadashay duqeymihii Israa’iil ee Qaza

Madaxa xafiiska qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha xuquuqul aadanaha Michelle Bachelet ayaa maanta sheegtay inay suurtagal tahay in Israa’iil ay gudaha Falastiin ka gaysatay dembiyo dagaal.
Howlgallo militari oo 11 cisho ka socday marinka Qaza ayaa lagu dilay ugu yaraan 248 qof ka hor inta aan la soo afjarin.
Mrs. Bechelet ayaa sidoo kale ururka Xamaas ee Falastiin ku eedeysay in ay ku xadgudubtay xeerarka caalamiga ee baniaadanimada maadaama ay gantaalo ku soo tuuraysay dhanka Israa’iil.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments