Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Hanti dhowrihii hore ee dalka oo ka hadlay musuqmaasuqa

Hanti dhowrihii hore ee dalka oo ka hadlay musuqmaasuqa

Edward Ouko oo horay u soo noqday hanti dhowraha qaranka ayaa madaxda ugu baaqay in ay aad iskaga ilaaliyaan lunsashada kheyraadka dadweynaha.
Waxaa uu xusay in marka uu qofku xil hayo uu saameyn ku yeelan karo damac sare oo ah hanti kororsi.
Ouko ayaa ku celceliyay in madaxda laga doonayo in ay maalin kasta ku duceystaan xikmad , jiheynta toosan iyo caafimaad wanaagsan.
Arrimahan ayuu kaga hadlay munaasabadda qaran ee maanta wadanka loogu duceynayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments