Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Wasiir ku xigeenka Caafimaadka Dowlada dhexe oo booqday Xarumaha Caafimaadka ee Dhuusamareeb

DHAGEYSO:Wasiir ku xigeenka Caafimaadka Dowlada dhexe oo booqday Xarumaha Caafimaadka ee Dhuusamareeb

Wasiir ku xigeenka wasaarada Caafimaadka Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa kormeeray xarumaha Caafimaadka ee Magaalada Dhuusamareeb,wuxuuna sheegay inay dowlada dhexe qalabayn iyo dib u dhis balaadhan ku Samaynayso goobaha Caafimaadka eek u yaala deegaanada Maamulka Galmudug iyo guud ahaan gobolada dalka baahiyaha Caafimaadka ee ka jira.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments