Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo sheegay inay Beelaha ku Qasbi doonaan inay dumarka...

DHAGEYSO:Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo sheegay inay Beelaha ku Qasbi doonaan inay dumarka Qoondadooda Siiyaan

Madaxweynaha maamula Goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur Galbeed C/casiis Xassan Maxamed Laftagareen ayaa wuxuu sheegay in marka la soo Xulayo Xildhibaanada Golaha shacabka ka soo Galaya Koonfur Galbeed ay Beelaha ku qasbi doonaan ilaalinta Qoontada Dumarka.
Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa kulan wuxuu LA Qaatay Haweenka qaybahooda kala duwan wuxuuna u balan qaaday inay Qoontada Haweenka xaqiijin doonaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments