Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Majaajiliiste Sooraan oo geeriyooday

Majaajiliiste Sooraan oo geeriyooday

Alle ha u naxariistee waxaa magaalada Burco maanta ku geeriyooday Majaajiliiste Sooraan Ismaaciil Sugulle.
Marxuumka wuxuu sidoo kale ahaa Abwaan iyo jilaa ay Soomaalidu aad u daawan jireen muuqaalladiisa.
Sooraan wuxuu caan ku ahaa sheekooyin ay inta badan isla soo jili jireen Abwaan Jawaan oo ay saaxiibo ahaayeen.
In muddo ah ayuu abwaanku xanuunsanaa, waxaana dhowr jeer oo hore si been abuur ah loo shaaciyay inuu dhintay.
Waxaa lasoo tabiyay in Sooraan uu ku dhacay cudurka safmarka ah ee Covid-19, kaasoo la sheegay inuu u geeriyooday maanta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments