Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Xildhibaanka Garissa Township oo soomaalida ugu baaqay midnimo

DHAGEYSO:Xildhibaanka Garissa Township oo soomaalida ugu baaqay midnimo

Mudanaha laga soo doortay deegaanka Garissa Township Aadan Barre Ducaale ayaa bulshada soomaalida ee ku nool gudaha dalka ku boorriyay in ay midnimo muujiyaan si ay uga dhex muuqdaan dalka.
Waxaa uu xusay in soomaalidu ay gaartay horumar wayn marka loo barbardhigo sanado ka hor sidaas awgeedna laga doonayo in aynan kala qaybsanaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments