Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Weerar xalay ka dhacay Khorof Xaraar oo lagu dilay wiil

DHAGEYSO:Weerar xalay ka dhacay Khorof Xaraar oo lagu dilay wiil

Wararka naga soo gaaraya tuulada Khorof Xaraar oo ka tirsan ismaamulka Wajeer ayaa sheegaya in weerar xalay halkaasi ka dhacay lagu dilay wiil.
Wakiil wareedka warbaahinta Star ee Wajeer Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa arrinkan ka wareystay wakiilka laga soo doortay deegaankaas Axmad Ismaaciil.

Laamaha ammaanka ayaan weli dhacdadan wax faahfaahin ah ka bixin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments