Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Madaxweynaha dalka oo furay dekedda Lamu

Madaxweynaha dalka oo furay dekedda Lamu

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa gelinkii dambe ee shalay furay dekedda Lamu.
Waxaa uu sheegay in qaybaha kale la furi doono dhamaadka sanadkan.
Mr. Kenyatta ayaa sheegay in dekedda ka faa’iideysan doonaan oo ay xiriirneysa Kenya ilaa dalalka Koonfurta Suudan, Itoobiya iyo Bartamaha Afrika.
Dekedda labaad ee ganacsiga ayaa shalay sido kale heshay markabkii ugu horreeyay, taasi oo u ah tallaabo wanaagsan ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments