Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Xaaji buulloow oo u mahadceliyay wakiillada golaha hoose Gariissa ee ka laabaty...

DHAGEYSO:Xaaji buulloow oo u mahadceliyay wakiillada golaha hoose Gariissa ee ka laabaty mooshin ka dhan ah guddomiyahooda

Maxamad Kaahiye Cismaan oo ku magac dheer Xaaji buullow oo horay u soo noqday duqii magaalada Mandera ayaa u mahadceliyay wakiillada golaha hoose ismaamulka Garissa ay ka laabtay mooshin ay ku doonayeen in ay xilka kaga qaadaan guddoomiyahooda Axmad Ibraahim Cabbaas.

Waxaa uu dhanka kale soo hadal qaaday xilka qaadistii ay wakiillada golaha hoose ee ismaamulka Wajeer ku sameeyeen guddomiyadhoodi Maxamad Cabdi Maxamuud islamarkaana aqalka sare ayiday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments