Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Madaxweynaha Soomaaliland oo ciidamada uga digay inay siyaasadda ku milmaan

DHAGEYSO:Madaxweynaha Soomaaliland oo ciidamada uga digay inay siyaasadda ku milmaan

Madaxweynaha jamhuuriyadda iskeed madax bannaanida ugu dhawaaqday ee Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan uu la qaatay Golaha Wasiirada Maamulkaas u furay Ciidamada amaanka iyo shaqaalaha kale ee dowladda inaysan ku dhex Milmin arirmaha doorashooyinka iyo guud ahaan Siyaasadda maadaama hadda ay Soomaaliland doorasho u diyaar Garoobayso.
Dhamaan Shacabka Soomaaliland, Waxgaradka wasiirada iyo guddoomiyeyaasha gobolada ayaa ugu baaqay inay qayb ka noqdaan Xasiloonida guud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments