Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Kooxaha Falastiin oo 80 gantaal ku tuuray Israa’iil

Kooxaha Falastiin oo 80 gantaal ku tuuray Israa’iil

Wargayska The Times of Israel ayaa ku warramaya in kooxaha dalka Falastiin ay laga soo billaabo 7-dii fiidnimo ee xalay ilaa 7-dii subaxnimo ee maanta ay 80 gantaal ku rideen koonfurta Israa’iil.
Waaxda difaaca hawada Israa’iil ayaa sheegtay in ay qabatay in badan oo gantaalladan ka mid ah.
Sidoo kale ma aynan sheegin wax khasaare nafeed oo ka dhashay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments