Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Madaxweynaha Maamulka Jubaland oo Golle Wasiiro Magacaabay

DHAGEYSO:Madaxweynaha Maamulka Jubaland oo Golle Wasiiro Magacaabay

Wareegto ka soo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Jubaland oo Warbaahinta loo aqriyay ayaa waxaa lagu Magacaabay Gollaha Wasiirada Cusub ee Maamul Gobaleedka Jubbaland.
Madaxweynaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland ayaa labo Sano kadib dib u doorashadiisii Xalay Xili danbe ku dhawaaqay Golo Wasiiro oo isugu jira 23 Wsiir, 5 Wsiiro dowleyaal 22 iyo Wasiiro ku xigeeno.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments