Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Kulan looga hadlayay tallaalka cudurka dabaysha oo maanta lagu qabtay magaalada Mandera

DHAGEYSO:Kulan looga hadlayay tallaalka cudurka dabaysha oo maanta lagu qabtay magaalada Mandera

Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa faahfaahinaya

Wasaaradda caafimaadka ee dalka ayaa sabtida tallaal ka dhan ah dabeysha ka daahfuri doonto ismaamullada kala ah Mandera, Isiolo, Wajir, Garissa, Lamu, Tana River, Kilifi, Mombasa, Kitui, Machakos, Kajiado, Kiambu iyo Nairobi.
Waxaa lagu bartilmaameedsanayaa in ka badan 3.4 milyan oo carruur ah wuxuuna soconayaa ilaa 26-ka bishan May.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments