Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka In ka badan 120 bambooyin ah oo xalay lagu tuuray Qaza

In ka badan 120 bambooyin ah oo xalay lagu tuuray Qaza

Wargayska Times of Israel ayaa qoray warbixin la xiriirta in ciidamada militariga ee Israa’iil ay xalay marinka Qaza ku tuureen 122 bambooyin ah.
Falkan ayaa dhacay 25 daqiiqo gudahood.
Weerarrada ayaa billowday 10-kii habeenimo waxaana lagu bartilmaameedsaday marin ku yaalla dhulka hoostiisa oo ay leedahay kooxda Xamaas.
Waxaa arrimahan warbaahinta u sheegay afhayeenka militariga Israa’iil Hidai Zilberman.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments