Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Guddoomiyaha cusub ee Wajeer oo kulan la qaatay saraakiisha caafimaadka

DHAGEYSO:Guddoomiyaha cusub ee Wajeer oo kulan la qaatay saraakiisha caafimaadka

Barasaabka ismaamulka Wajeer ee shalay la dhaariyay Axmad Cali Mukhtaar ayaa kulan la qaatay saraakiisha caafimaadka.
Waxaa kulanka ka qayb galay xoghayaha dowlad deegaankaas Mr. Cabdullahi Xasan , wasiirka caafimaadka Xuseen Sugow iyo mas’uuliyiin kale.
Guddoomiyaha ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay wax uga qabanayaan caqabadaha dhanka adeegyada caafimaadka ee ka jiro Wajeer.

Mid ka mid ah madaxda howlwadeenada caafimaadka ee Wajeer ayaa faahfaahin ka bixiyay kulanka ay la qaateen barasaabka iyo rajada ay ka qabaan fulinta qoddobada ay ku heshiiyeen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments