Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka 21 qof oo lagu xiray daanta galbeed

21 qof oo lagu xiray daanta galbeed

Ciidamada booliska ee Israa’iil ayaa lagu soo warramayaa in ay gacanta ku dhigeen 21 qof oo Falastiiniyiin ah kuwaasoo dibadbaxyo ka dhigayay degmooyinka ku hareereysan daanta galbeed.
Wakaaladda wararka ee Wafa ayaa qortay in saddex ka mid ah dadkan laga qabtay magaalada Hebron, saddex lagu xiray Nablus, saddex kale Jenin iyo afar gacanta lagu dhigay iyaga oo ku sugan magaalada Bethlehem.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments