Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Tanzania oo laga dalbaday in ay daabacdo macluumaadka COVID19

Tanzania oo laga dalbaday in ay daabacdo macluumaadka COVID19

Guddiga cusub ee dowladda Tanzania ay u xilsaartay la tacaalidda cudurka COVID19 ayaa soo jeediyay in dib loo billaabo soo bandhigidda xogta caabuqa corona ee wadankaas.
13 billood ka hor ayay ahayd markii Tanzania ay joojisay in ay faahfaahin maalinla ah ka bixiso faafidda fayraska.
Bishii Afaraad ee sanadkii hore ayay ahayd markii ugu dambeysay oo Tanzania ay soo gudbisay xog ku saabsan cudurka.
Waxay xilligaasi sheegtay in xaaladaha cudurka ay yihiin 509 halka dhimashaduna ay tahay 16 qof.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments