Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka oo xaaladda Qaza kala hadlay dowlado dhowr...

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka oo xaaladda Qaza kala hadlay dowlado dhowr ah

Xoghayaha waaxda arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa khadka taleefoonka kula xiriiray wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka Qatar,Egypt iyo Sacuudi Carabiya.
Waxay ka wada hadleen xaaladda ka taagan marinka Qaza ee wadanka Falastiin.
Waaxda arrimaha dibadda ee Maraykanka ayaa sheegtay in mas’uuliyiintan ay muujiyeen sida loogu baahan yahay in la dejiyo xiisadda ka jirta daanta galbeed iyo Qaza sidoo kalena la soo afjaro duullaanka militari ee Israa’iil.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments