Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Dibadbaxyo lagu taageeraya Falastiin oo ka dhacay New Zealand

Dibadbaxyo lagu taageeraya Falastiin oo ka dhacay New Zealand

Waxaa magaalooyinka waaweyn ee dalka New Zealand isugu soo baxay kumannaan qof oo taageero u muujinaya shacabka Falastiin sidoo kalena cambaareynaya weerarrada dhanka cirka ee ay ciidamada Israa’iil ka wadaan Qaza iyo daanta galbeed.
Mudaharaadyada ayaa ka dhacay magaalooyinka Wellington, Auckland iyo Christchurch.
Waxay ku soo beegmeen maalinka loo yaqaano Nakba Day oo la xuso xilligii 1948-dii boqolaal kun oo qof oo Falastiiniyiin ah ay ku barakaceen halgankii xornimo doonka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments