Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Guddiga doorashooyinka Somaliland oo la wareegay agab loogu tala galay codbixinta doorashada

DHAGEYSO:Guddiga doorashooyinka Somaliland oo la wareegay agab loogu tala galay codbixinta doorashada

Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa kasoo dejiyey madaarka Egal International Airport shixnad Alaab ahayd kana koobnayd waraaqihii Codbixinta ee doorashooyinka golayaasha wakiilladda & deegaanka.
Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Somaliland Cabdirashiid Maxamuud Cali (Riyo-raac) ayaa faahfaahin ka bixiyay waraaqaha doorashooyinka uu guddiga la wareegay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments