Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Wakiilka deegaanka hoose ee Madogashe oo ka hadlay abaarta saameysay deegaankaasi

DHAGEYSO:Wakiilka deegaanka hoose ee Madogashe oo ka hadlay abaarta saameysay deegaankaasi

Wakiilka deegaanka hoose ee Madogashe ee deegaan baarlamaneedka Lagdera ismaamulka Garissa Cali Cabdullahi Guure ayaa ka hadlay dhibaatooyinka nololeed ee ka dhashay abaar halkaas ka jirta wuxuuna hay’adaha dowladda iyo kuwa aan dowliga ahayn uu ka codsaday in ay shacabka gargaar u fidiyaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments