Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo shacabka u diray hambalyada Ciidda

DHAGEYSO:Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo shacabka u diray hambalyada Ciidda

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka Soomaaliyeed iyo si guud Ummadda Muslimiinta ah ugu hambalyeeyay Munaasabadda Ciidda Soonfureed, uguna baaqay inay is caawiyaan, nabaddana laga wada shaqeeyo.
Ra’iisul wasaaraha ayaa tilmaamay in cawinta dadka danyarta ah ay tahay muhiim isagoo wadanka Soomaaliya u rajeeyey horumar, barwaaqo iyo in sanadka danbe uu ilaahay Nabad galyo buuxda ku gaarsiiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments