Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo xabsiga ka siidaysay 179 maxbuus

DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo xabsiga ka siidaysay 179 maxbuus

Dowladda Soomaaliya ayaa xabsiyada ka siidaysay maxaabiis , kuwaasoo uu cafis u fidiyay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo munaasabadda ciidda awgeed.
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa xabsiga dhexe iyo Xabsiga MBC kasii daayay maanta 179 maxbuus oo ku xukunaa danbiyo kala duwan.
Xeeri laaliyaha Qaranka Soomaaliyeed ayaa sheegay in Maxaabiista maanta laga siidayay xabsiga ay ku eedeysanaayeen dambiyo kala duwan laakiin fudfud.
Waxaa uu tilmaamay in maxaabiista intii ay xabsiga ku jireen in la baray waxyaabo ay kamid yihiin Farsamada gacanta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments