Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Dadaab oo laga ciiday iyada oo laga taxadaraya COVID19

DHAGEYSO:Dadaab oo laga ciiday iyada oo laga taxadaraya COVID19

Waxaa si wanaagsan oo ay ku dheehan tahay feejignaan la xiriirta cudurka COVID19 maanta looga ciiday xeryaha qaxootiga iyo deegaanka Dadaab sida uu ku soo warramayo wakiil wareedka warbaahinta Star Maxamad Baaruud Xuseen

Dhanka ismaamulka Mandera culimada ayaa u duceeyay shacabka Falastiin ee dhibaatooyinka kala kulmaya ciidamada Israa’iil iyada oo dadweynaha looga digay in ay qaab fasahaadsan ugu dabaal degaan ciidul fidriga
Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa faahfaahinaya.


Magaaladatani Nairobi , Sheekh Maxamad Cabdi Umal ayaa bulshada muslimiinta ah ugu hambalyeeyay munaasabadda ciidul fidriga
Waxaa uu sharraxayaa qaabka waafaqsan diinta islaamka ee la doonayo in qofka muslimka ah uu u dhaqmo maalmaha farxadda isaga oo sidoo kale ka hadlay dhibaatooyinka ka taagan dalka Falastiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments