Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Xaaladaha cudurka COVID19 ee India oo kor u dhaafay 23 milyan

Xaaladaha cudurka COVID19 ee India oo kor u dhaafay 23 milyan

Wasaaradda caafimaadka ee dalka India ayaa maanta sheegtay in 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay ay diiwaangelisay xaalado cusub oo ah kuwa cudurka COVID19 oo gaaraya 348,421
Tani ayaa tirada guud ee kiisaska caabuqa corona ee ilaa iyo hadda gudaha wadankaas laga xaqiijiyay ka dhigaysa in ka badan 23 milyan.
Sidoo kale waxaa cudurka u dhintay 4,205 qof oo dheeraad ah waxayna tirada guud ee dhimashada tahay in ka badan 250,000 .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments