Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka In ka badan 36 qof oo ilaa iyo hadda lagu dilay Qaza

In ka badan 36 qof oo ilaa iyo hadda lagu dilay Qaza

Maamullada Qaza ee dalka Falastiin ayaa sheegay in ilaa iyo hadda ugu yaraan 36 qof ay ku dhinteen weeraro ay ciidamada Israa’iil halkaasi ka fuliyeen.
Dadka dhintay 10 ka mid ah waa carruur halka in ka badan 250 kalena la dhaawacay.
Militariga Israa’iil ayaa weli sii wado duqeymaha uu ka gaysanaya marinka Qaza.
Weerarrada dhanka cirka ah ayaa lagu sheegay kuwii ugu xoogganaa tan iyo sanadkii 2014-kii.
Dhanka Israa’iil waxaa laga dilay ugu yaraan 5 qof.
Maalmihii ugu dambeeyay waxaa magaalada Quddus iyo daanta galbeed ay dhibaatooyin ku soo gaareen in ka badan 700 oo Falastiiniyiin ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments