Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Isbeddel dhanka ganacsiga ah oo Muqdisho laga dareemayo

DHAGEYSO:Isbeddel dhanka ganacsiga ah oo Muqdisho laga dareemayo

Isbeddel ballaaran ee dhaqdhaqaaqyada Ganacsiga iyo Ciidda fidriga ayaa si weyn looga dareemayaa Suuqyada Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya.
Shacabka ayaa si caadi ah u dukaamaysanaya ilaa Xiliyada dambe ee Habeenkii.
Waxaa ayna sheegeen inuu suuqa aad uga Fiican yahay Ciiddii hore oo Magaalada Muqdisho uu saamayn weyn ku hayay Cudurka Covid 19 Balse hadda xaaladda Cudurku ay aad Hoos ugu dhaceen ganacsiyaduna soo kabosho Muujinayaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments