Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Boqolaal qof oo ku dhaawacmay howlgallo Israa’iil ay ka fulisay masjidka Al-Aqsa

Boqolaal qof oo ku dhaawacmay howlgallo Israa’iil ay ka fulisay masjidka Al-Aqsa

Duullaan ay maanta ciidamada Israa’iil ka fuliyeen barxadda masjidka Al-Aqsa ee Quddus ayaa lagu soo warramayaa in boqolaal qof ay ku dhaawacmeen.
Ciidamada ayaa adeegsaday rasaas, sunta dadka ka ilimeysiisa iyo bambooyin.
Tani ayaa imaanaysa iyada oo ay jirto xasarsad sare oo ka dhalatay xuska maanta Israa’iil ay u dabaal degaysa haysashada Jerusalem.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments