Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Xaaladaha COVID19 ee India oo gaaray 22 milyan

Xaaladaha COVID19 ee India oo gaaray 22 milyan

Wasaaradda caafimaadka ee dalka India ayaa sheegtay in 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay ay diiwangelisay xaaladaha cusub ee caabuqa corona oo gaaraya 403,738
Tani ayaa tirada guud ee kiisaska cudurka COVID19 ee wadankaas ka dhigtay 22.3 milyan.
Sidoo kale waxaa cudurka halkaasi ugu dhintay in ka badan 4,000 qof oo dheeraad ah waxayna tirada guud ee dhimashada hadda tahay 242,362.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments