Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Taliyihii hore ee saldhigga booliska degmada Howlwadaag oo ka hadlay dilkii Dhegajuun

DHAGEYSO:Taliyihii hore ee saldhigga booliska degmada Howlwadaag oo ka hadlay dilkii Dhegajuun

Taliyihii hore ee saldhigga booliska degmada Howlwadaag ayaa maanta maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya horteeda ka warbixyay sida ay wax u dhaceen ee ku aadan dilkii Guddoomiyihii degmada Hodan Cabdixakiim Dhegajuun loogu geystay magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha maxkamadda darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka sida Gashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute oo soo xiray dhageysiga dacwaddaan ayaa sheegay in maxkmadda ay dhawaan go’aan soo saari doonto

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments