Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Ciidamada Israa’iil oo boqolaal qof oo Falastiiniyiin ah ku dhaawacay masjidka Al-Aqsa

Ciidamada Israa’iil oo boqolaal qof oo Falastiiniyiin ah ku dhaawacay masjidka Al-Aqsa

In ka badan 170 Falastiiniyiin ah ayaa dhaawacmay ka dib markii booliska Israa’iil ay weerareen masjidka barakeysan ee Al-Aqsa xilii ay Falastiiniyiinta ku cibaadaysanayeen misjidkaasi.
Suntan dadka ka ilmaysiisa iyo jirdil ayaa lagu soo warramaya inay musliimnta ku sugneyd masjidka u gaysteen ciidamada Israa’iil.
Balse Falastiiniyiinta ayaa dhagaxaan ku weerarray ciidamada Israa’iil iyagoona ciidamo dhaawac u gaystay.
Toddobaadyadii ugu dambeeyay ayaa waxaa sii kordhayay xiisadda u dhaxeysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments