Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya 3 qof oo xalay ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay Nairobi

3 qof oo xalay ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay Nairobi

Nin iyo laba carruur ah ayaa xalay ku geeriyooday shil baabuur oo ka dhacay Koonfurta Bypass, ee ismaamulka Nairobi.
Ninka iyo carruurta shilka ku dhimatay ayaa watay gaari nooca loo yaqaano Toyota Probox.
Darawalka ayaa xakameyn waayay gaariga isagoona uu kala baxay wadada ka dib si fool ka fool ah ugu dhacay gaari kale xamuul ahaa.
Taliyaha ciidamada booliska Lang’ata Benjamin Mwanthi ayaa sheegay in gaariga Toyota Probox ah uu ka yimid dhica wadada Mombasa Road isagoona kusii jeeday deegaanka Kikuyu ee ismaamulka Kiambu markii shilku dhacayay.
Booliska ayaa sheegay in darawalkii ka xaynayay gaariga xamuulka ah uu ka badbaaday shilka isagoona aan soo gaarin wax dhaawac ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments