Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka India oo laga xaqiijiyay in ka badan 400,000 oo ah xaaladaha cusub...

India oo laga xaqiijiyay in ka badan 400,000 oo ah xaaladaha cusub ee corona

Wasaaradda caafimaadka ee dalka India ayaa sheegtay in 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay ay diiwaangelisay 414,188 oo ah kiisaska cusub ee cudurka COVID19.
Sidoo kale waxaa wadankaas cudurka ugu dhintay 3,915 qof oo dheeraad ah.
Tirada guud ee xaaladaha caabuqa corona ee dalka India ayaa ah 21.49 milyan halka dhimashadu ay gaartay 234,083.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments